Berbera(RH)Siyaasi Maxamuud Cali Saleebaan Ramaax ayaa sheegay in 23 Masaajid oo kamid ahaa Masaajidda lagu Cibaadaysto ee Magaalada Berbera ay xidhmeen xiligan, isaga oo Xukuumadda iyo maamulka Gobolka Saaxil ku eedeyey inay xil iska saari waayeen daryeelka Masaajidada lagu cibaadaysto, khaasatan bixinta adeegyada laydhka
Radio Hormuud Studio 2 Hargeysa/Somaliland
Hargeysa(RH)Wefti balaadhan oo uu hogaaminayo Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibedda Dalka Masar Ambassador Hamdi Loza ayaa maanta Bookhasho ku yimid Somaliland .
Laas-caanood(RH)Guddidii Golaha Guurtida Jamhuuriyadda Somaliland ee loo xil saaray Gobollada Bariga Somaliland ayaa lagu soo dhaweeyey duleedka Magaalada Laascaanood.
Hargeysa(RH):-Maxkamada gobolka Maroodijeex ayaa shaacisay in gabi ahaanba la xaraashayo qalabka iyo hantidii kale ee ay lahayd shirkadii Abyan ee soo saari jirtay biyaha, macmacaanka iyo sharaabka kala duwan.
Hargeysa(RH)Dhammaadkii bishii Maarij ee la soo dhaafay waxaa dalka Masar bookhasho rasmi ah ku tagay wefti uu hoggaaminayay wasiir ku xigeenkii arrimaha didbadda Liibaan Yuusuf Cismaan oo madaxweynuhu markii dambe xilkaasi ka bedelay.
Hargeysa(RH)Hibo Axmed Maxamed oo u dhalay Mujaahid magac ku leh dalka iyo dadka Somaliland oo lagu naanaysi jiray (Awoowo), ayaa sheegtay in ay la dhiban-tahay dhibaato dhinaca lugaha ah oo markii danbe u soo gudubtay dhanka Wadnaha.
Hargeysa(RH)Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Maxamed Cali Bile, ayaa maanta kala wareegay taliyaha Ciidanka Qaranka, Sareeye gaas Nuux Ismaaciil Taani, dhismaha xarunta cusub ee madaxtooyada Jamhuuriyadda Somaliland oo ay gacanta ku hayeen muddo ciidamada qaranka Somaliland.
Hargeysa(RH)Wasiirka cusub ee Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyigelinta JSL, Md. Maxamed Muuse Diiriye oo ay weheliyeen Wasiir Ku-xigeenka iyo Agaasimaha cusub ee Wasaaraddaas ayaa maanta xilkii kala wareegay masuuliyiintii hore ee wasaaradaas.
Hargeysa(RH)Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu dhambaal hambalyo ah u dirayaa Xisbiga Dimuquraadiga Soomaaliyeed oo qabsaday shirkii 10aad oo ay ku doorteen hoggaan cusub ee Xisbiga SDP.
Hargeysa(RH)Waxaa maanta gabi-ahaanba shaqadii joojiyey Gaadiidkii dadweynaha ee loo yaqaano Basaska ee u kala bixi jirey Degmooyinka Maxamuud Haybe iyo Maxamed Mooge iyo suuqa ee Caasimada Hargeysa.
Pagination
- Previous page
- Page 15
- Next page