RH: Kulankii Jabuuti uga socday madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa hadda laga soo saaray war-murtiyeed.
Warmurtiyeedka waxaa labada dhinac u kala saxiixay labada wasiir ee arrimaha gudaha ee labada dhinac.
Halkaan ka aqriso warka ka soo baxay kulankii madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweyne Muuse Biixi.
Category